mastuuro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Si xishood iyo edeb leh u dhaqmid.