mataatac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadal aan murti lahayn. 2. ld mataaticid.
  2. Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mataaticid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mataatac². ld mataatac¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur