mataatax-biita

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xo ..., m.l)

Macnaha:

  1. (fiis.) Doorsoonka kaahfaleed ee bu'atam ay noqoto iskugodka atamka xiga, ayna weheliso bixinta elektaroon ama burotoon bu'da soo baxda waxa ay leedahay cuf atameed le'eg tan bu'da asalka ah, waxase ay ku kala geddisanyihiin tiro atameedka xaddi hal ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur