Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg mataataxsan. ld mataataxsanaansho, motootaxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho. 2. Maro aad u duugowday ahaansho. 3. Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur