matatar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qarinta wax la qariyo. 2. Khasbidda wax meel lagu khasbo. 3. ld matatarid.
  2. Nafley meel ayan mari karin ku khasbid.

matatarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg matatar². ld matatar¹ (3).