mataxnow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. ld mutuxnow.

mutuxnow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. 1. Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho. 3. Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.