mawjad-dayreed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-o ..., ml.)

Macnaha:

  1. (juqr.) Mawjadaha aad u waaweyn kolka dhulka, qorraxda, iyo dayaxu ay xariiq toosan oo isku mid ah yihiin; xoogga cufisjiidadka ee qorraxdu wuxuu ka yimaadaa jiho la mid ah tan dayaxa, markaana wuu hiirigeliyaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur