maxajabad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Qof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maxajabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maxajabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur