maxammasan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la maxammasay ahaansho (bun).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur