maxammasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maxammas².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maxammas

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. M. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo.
  2. Bun beerkii iyo qasharkii dubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur