maxamuudi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah dharka la xirto oo midab cad leh; bafto.

bafto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhar cudbi ka samaysan, aad u cad, fudud, quruxsan oo go'yo shaarar iwm laga tosho.