maxbuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo/-xaabiis, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof ikhtiyaarkii laga qaaday oo meel gaar ah lagu ilaaliyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur