maxlalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maxlalan. ld maxlalnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maxlalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la maxlalay ahaansho (naag).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maxlalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld maxlalnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur