mayddi
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
- (bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax lahayn, caleen yaryar iyo laamo jilicsan leh,oo ka baxa buuraha dhaadheer iyo dhadhaabah korkooda, oo dhale xabag udgoon oo la shito.
- Nooc ka mid ah faleenka oo ah geedka ugu heer sarreeya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

