maydhaamasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maydhaamo. ld maydhaamad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maydhaamo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-aantay, -aamatay)

Macnaha:

  1. Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maydhaamad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maydhaamasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur