maydhaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado. 2. Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho. 3. ld maydhaamid.
- 1. Wax muquuno ah, wax wanaagsan ku beddelid. 2. Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid, si loogu raadgado.

