mayl-juqraafi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lal ..., m.l)
Macnaha:
- (juqr.) Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

