maylin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mayli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mayli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dherer inta mayl ee uu yahay xisaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur