mayoonge

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xasharaad yaryar, duula, oo quuta dhacaanka ubaxa, dadka iyo duunyadaba dhiba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur