mayracasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mayraco. ld mayracad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mayraco

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-cday, catay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mayracad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mayracasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur