maysiiliyam
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-myo, m.dh)
Macnaha:
- (bot.) Hayfa wada shaqeeya oo sameeya jidhka fangaska. Wuxuu ka koobanyahay hayfa quudiye iyo hayfa taran oo wada jira, kaas oo dhala boodhsidayaal iyo gaametajiyam.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

