medan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. ld madan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax dhagax lagu arjimay ahaansho. 2. Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur