meere yare
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega gorraxda, una dhexeeya majiireyaasha Maars iyo Jubitar; ka u weyn dhexroorkiisu waa 700 Km., ka u yarna dhexroorkiisu wuxuu ka yaryahay 30 Km.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

