meerkac-biyood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Wareeg goobeed biyaha badda dhexdeeda ama webiga dhexdiisa oo ka dhashay kala sarraynta kanaalka, ama kulanka laba maayadood, ma sababo la mid ah.