meersasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg meerso. ld meersi.

meerso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax mulkintooda la wareegid.

meersi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld meersasho.