meesiyeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Isbedellada koritaanka nudaha ee ka bilaabma sahlanaan ilaa uu ka noqdo dhisme kakan, kaas oo khaas u ah shaqooyin gaar ah. Meesiyeyntu waxay dhacdaa xilliga koritaanka uurjiifka, dib isu kabid, iyo dhinaca dhirtana waxqabad caydineed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur