meetan

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Meesha tan; halkan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halkan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. goobtan, meeshan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur