megdeynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg megdee. ld magdeyn, magdeys, megdeys.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
megdeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)Macnaha:Maqaar meged ka dhigid. ld magdee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
magdeynQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld megdeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
magdeysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld megdeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
megdeysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld megdeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00