megdeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg megdeyso. ld magdeysad, magdeysasho, magdeysi, megdeysad.

megdeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Harag meged ka dhigasho. 2. Harag meged marsasho. ld magdeyso.

magdeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld megdeysasho.

magdeysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld megdeysasho.

magdeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld megdeysasho.

megdeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld megdeysasho.