meheri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Naag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mahari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld meheri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur