mekaaniko
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Barashada raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha; waxana loo qaybiyaa labo: a) negayaal, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha dheelitiran; b) daynaamik, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha socda ama neg.

