meraayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xul. ld miraayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.
  2. (xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miraayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld meraayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur