meyoosis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Nooc ka mid ah qaybsanka unugga, kaas oo soo saara afar unug taran, mid kastaana uu wato tirada koromosoomyada unugga waalidka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

