miciinso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid miciin ka dhigasho. ld maciinso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maciinso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld miciinso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur