micis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld milcis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

milcis

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. Ilmo yar oo aan socod baran. ld micis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur