miciyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miciyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miciyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Wax miciyo ku qaniinid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur