midaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.
  2. Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.