midigee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Macnaha:

  1. 1. Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid. 2. Wax dhanka midig ugu xigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur