midigsaarQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar. 2. ld midigsaarid.Salaamid, u gacanqaadid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
midigsaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld midigsaar¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0