midiidimiQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:M./u m.: cid midiidin ka dhigid. ld madiidimi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.Lamidka: ma'Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
madiidimiQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld midiidimi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00