mihiibsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mihiibso. ld mahiibsasho.

mihiibso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Hanti aan la siin qaadasho (qof). ld mahiibso.

mahiibsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mihiibsasho.