mihiibsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -isay)

Macnaha:

  1. U m.: cid hanti siin. ld mahiibsii.

mahiibsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld mihiibsi.