Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg miidaami. ld miidaamis, miidaamo (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid. 2. Nabar ama riddo si qiyaas la'aan ah meel ugu gemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur