Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg miigeysan. ld miigeysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-snaa, -snayd)
Macnaha:
1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof la miigeeyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur