miigganaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miiggan. ld miigganaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miiggan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miigganaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld miigganaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur