miijin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miiji. ld miijis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miiji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid. 2. Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miijis

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. 1. Suuq aan sharciyeysnayn. 2. ld miijin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur