miijisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miijisan. ld miijisnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miijisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Nafley wax cunaha la qabtay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miijisnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld miijisnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur