miiqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miiqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miiqo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. Wax miiq ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur