Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg miiqan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)
Macnaha:
1. Wax miiqmay noqosho. 2. Qof caatoobid.
1. Dun dhuuban ahaansho. 2. Qof caatoobay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur