miisaamasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miisaamo. ld miisaanasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miisaamo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-aantay, -aamatay)

Macnaha:

  1. Wax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miisaanasho

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld miisaamasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur